Daawo:-Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Bilaabay Quudinta iyo Biyo Siinta Dadka Abaaruhu Ay Nolashooda Burburiyeen

0

Awdal(Slpost)-Wasiirka arimaha gudaha Cali Maxamed Warancade ayaa bilaabay gargaarka degdega ah ee la’la gaadhayay ddka abaaruhu ay naafeyen, waxaanu dadkaas gaadhsiiyay cunto bisil iyo biyo nadiif ah.