Somali News DAAWO-WASIIR WARANCADE OO KU DHAWAQAY INAY BILABEEN GURMAR QUUDIN By ht - March 26, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppTelegram Hargeysa(Slpost)-Wasiirka arimaha gudaha CalI Maxamed Warancade ayaa daboolka ka qaaday inay samaynayaan cunto iyo biyo qaybin, waxaanu sheegay inay wakhtigan u baxayaan gobalada galbeedka dalka.