Hargeysa, (SLpost)- Wasiir ku xigeenka Amniga ee wasaaradda Arimaha gudaha ee JSL Md Cabdi daahir cammuud oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa ayaa ka hadlay arimo badan oo dhanka ammaanka ah gaar ahaan dembiilayaashii dilalka kala duwan ka gaystay gudaha caasimadda.