Somali NewsUncategorized Daawo Warka Qaraxyo Luxay Gudaha Baydhabo Oo ay Ku Nafwaayeen 30 Ruux Dad Ka Badan By ht - February 28, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppTelegram Baydhabo(SLpost)-Baydhabo ayaa ay maanta ka dhaceen qaraxyo is xigxiga oo la’la beegsaday goobo dadku ay ku shaahaan waxaana qaraxyadan oo ruux naftii hure ah iyo gaadhi lagu fuliyay ku dhintay in ka badan 30 qof https://youtu.be/BUuFTTQOKxY