Awdal(SLpost)-Diigaanada Lughaya gaar ahaan tuulada Sabawanaag ayaa lagu soow armaya ain dabalay hubaysan oo ana la aqoonsan haybtoodu ay la waregeen goob ay ka soctay diiwaangalinta codbixiayaaysha, waxaanay halkaas ka qaateen agabkii diiwaangalinta.