Hargeysa (SLpost)- Wefti isugu jira Danjireyaasha Waddamada Ustareeliya, Norway iyo Holland oo ay weheliyaan saraakiil ka socota hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan la-dagaalanka Dambiyada iyo Mukhaadaraadka (UNOPC), ayaa maanta ka soo degay gegida diyaaradah ee magaalada Hargeysa.