Somali News Daawo:-Shir Lagaaga Hadlayo Aqoonsiga Somaliland Oo Lagu Qabtay Swedan By ht - April 9, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppTelegram Hargeysa(Slpost)-Shir lagaga hadlaayay oo la qaban jiray ayaa sanadkan lagu qabtay dalka Swedan waxaana ka qaybgalay masuuliyiin uu ka mid yahay guddoomiye Faysal Cali Waraabe iyo Prof. Axmed Samatar.