Hargeysa (SLPOST) Gudoomiyihii Hore ee Culumada wanaag farista xumaan Sheekh Maxamed Maxamuud Xiirey oo maanta shirjaraa,id ku qabtay magaalada Hargeysa .
Sheekha ayaa waxa uu sheegay in ay ka danbeeyaan dadka afkaar kale aaminsan xilka qaadistiisii shalay taas oo uu ku si feeyay in odayaashaa masaakiinta ah in ay ka danbeeyaan rag ay xaga diinta isku hayeen .