DAAWO SAWIRO – Wasiirrada Ganacsiga iyo Duulista oo Socdaal Shaqo ku jooga Dalka Imaaraadka Carabta (UAE)

0

Abu Dhabi (SLpost)- Wefti Wasiirro ah oo ay Xubno ka yihiin Wasiirrada Wasaaradaha Ganacsiga iyo Duulista Hawada, ayaa maanta socdaal Shaqo ku gaadhay magaalada Abu Dhabi ee Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta.

booqashada wasiirrada (9) booqashada wasiirrada (8) booqashada wasiirrada (7) booqashada wasiirrada (6) booqashada wasiirrada (5) booqashada wasiirrada (3) booqashada wasiirrada (2) booqashada wasiirrada (1)