Boorama(Slpost)-Iyada oo ay haatan bilawdeen curashada roobabkii guga ayaa magaalada Boorama guri buul ah oo ay deganaayeen uu dayr ku soo dumar qoys waxaana soo gaadhay qoyskaas dhaawac culus oo haatan lagula talaalaagyo cisbitaalka magaaladaas.
https://youtu.be/4oqGJ648R0c