Daawo:- Qoys Haysta 15 Caruura Oo Sadex Iyo Labo Mataano Ah Uwada Dhashay

0

Hargyesa(SLpost)-Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa warbixin xiiso badan oo laga diyaariyay qoys uu dhalay aabo aan da’ahaan weynayan oo caruurtiisu ay tahay 15 u dhashay 3 iyo 2 mataano ah halkii marba, waxaan soo diyaariyay HCTV.