Daawo:-Maxkamada Degmada Hargeysa Oo Ku Dhawaad Labaatan Darawal Oo Tahriibayaal Dalka Soo Galinayay Xukuntay

0

Hargeysa(Slpost)-maxkamada degmada Hargyesa ayaa xukuno ku riday laabtan darawal oo waday gaadiid lagu tahriibinayay Itoobiyaan tiro badan oo dalka soo galayay.
https://youtu.be/9cSi6RZZtOI