Maqaallo DAAWO – Masrixiyadda HIIL BAAN U BAAHNAHAY oo ay Curisay Abwaan Yaasmiin M. Kaahin By ht - April 13, 2014 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppTelegram Halkan ka daawo Masrixiyad cajiib ah oo la baxday HIIL BAAN U BAAHNAHAY oo ay Curisay Abwaan Yaasmiin Maxamed Kaahin oo lagu soo bandhigay Jaamacadda ALPHA ee magaalada Hargeysa.