Daawo:-Magaalada Dila Oo La Gaadhsiiyay Deeq Raashin,Caano iyo Timir Isugu Jira

0

Dila(SLpost)-Magaalada Dila oo ka mid ah gobalka Awdal ayaa la gaadhsiiyay deeq faro badan oo ay soo bixiyeen dalka Gadar, waxaana deeqdaas toos loo gaadhsiiyay dadkii baahnaa.
https://youtu.be/K9uFOvPwRCw