Somali News Daawo:-Madaxweyne Obama Oo Khaladkii Ugu Weynaa Ee Uu Galay Inuu Talada Hayay Ku Tilmaamay Weerarkii Liibiya By ht - April 11, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppTelegram Us(Slpost)-Madaxweynaha dalka Maraykanka Obama oo la waydiiyay khaladkii ugu weynaa intii uu xilka hayay uu galay ayaa ku sheegay weerarkii ay ku qaadeen ciidamadiisu dalka Liibiya oo aany ka fiirsan awaaqibka ka dhalan kara.