Somali News Daawo:-Madaxwaynaha Simbabwi Oo Deeq Lo’ Ah Ugu Deeqay Ururka Midawga Africa Si Looga Maarmo Gacanta Reer Galbeedka By ht - February 29, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppTelegram Hargeysa(Slpost)_ Madaxweynaha Sibaawi ayaa ugu deeqay 300 oo neef oo lo ah sanduuqa horumarinta ee qaarada Afrika si looga maarno ku tiirsanaanta maaliyadeed ee qaarada Afrika ay ku tiirsantahay dalalka reer Galbeedka https://youtu.be/9PrABV99Fs8