Daawo:-Maayarka Iyo Ku Xigaanka Baligubadle Oo Habeen Saldhiga Lagu Xidhay Maxkamadna La Soo Taagay iyo Sababta Keentay.

0

Baligubadle(Slpost)-Maayarka iyo ku xigeenkiisa magaalada Biligubadle ayaa saldhiga lagu xidhay kadib markii dagaal uu labaooda dhex mara, waxaana la soo taagay maxkamad saaka.
https://youtu.be/7oAd1-OXhag