Hargeysa(Slpost)-Khilaafkii huursanaa ee xisbiga Ucid Ayaa dibada haatan u soo baxay waxaana warbaahinta isku weeraray gudoomiye Faysal iyo musharax Jamaal oo xisbigas hogaamiya, haatan waxa uu musharax Jamaal daboolka ka qaaday inuu maxkamad la galaayo gudoomiyaha xisbigaas.