Daawo – Hees Ammaan ah oo loo sameeyey Madaxweyne Siilaanyo

0

Waa Hees loogu wan-qalay GARAN-WAA. Waxa Qaadaysa Fannaanadda Qarniga Cusub NIMCO Deggan. Midhaha Heesta Waxa Sameeyey Cabdilaahi Xuseen Jaamac Cowlo. Waxa laxanka Saaray MAXAMED SICIID (BK). Waxa Music-ga ku fara-yaraystay Cabdiweli Furinle.

HOOS KA DAAWO