Daawo:-GUDUGA ABAARAHA GOBALKA SALAL OO KULAN YEESHAY

0

Hargeysa(Slpost)-Gudida abaaraha gobalka Selel ayaa ka nkulamay xaalada deegaankaas ee abaaraha iyo sida loogu qaybinaayo dadka abaarhu ay saameeyeen gargaarka.
https://youtu.be/-g4j6AUQ2ks