Hargeysa(Slpost)-Gudida ictiraaf raadinta Somaliland ayaa kulankoodii koowaad la qaatay warbaahinta dalka waxaana kulankaas lagaga wada hadlay kaalinta warbaahintu ay ka ciyaari karto raadinta ictiraafka Somaliland oo haatan rubuc qarani aan helin ictiraaf caalami ah.
Home Somali News Daawo:-Gudida Ictiraaf Raadinta Somaliland Oo Kulankoodii Koowaad La Qaatay Warbaahinta Dalka Lana...