Burco(Slpost)-Gudida abaaraha ee dalka ayaa haatan raashin gaadhsiiyay magaalada Burco iyo degaano u dhaw xili ay dadka ka sii muuqdaan dhibaatooyin xoogan oo ay abaarhu sameeyeen.
Home Somali News Daawo:-Guddida Abaaraha Ee Dalka Oo Raashin Gaadhsiiyay Bargiga Dalka Xili Raadadka Abaarhu...