Israa’il(SLpost)-Qaar ka mid ciidamada mucaaradka Suuriya ee la dagaalamaya nidaamka Bashaaral Asad ayaa laga daawaynayaa dalka Israa’il kadib markii dhaawacyo xoogani ay ka soo gaadheen dagaalada ay jiidaha hore kaga jiraan.
https://youtu.be/yJm_IuGNpfo