Somali News Daawo:-Ceelbiyood Laba Caruur Ah Ku Liqay Magaalada Hargeysa By ht - April 12, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppTelegram Hargeysa(Slpost)-Ceelbiyood ku yaala Hargeysa ayaa liqay laba caruur ah mid ka hore labada caruur ah ayaa ceelka ku dhacay kadiba waxa is badbaado haan ceelka u galay ka labaad isagiina waa uu dhintay. https://youtu.be/j7wkxitnq4g