Daawo:-Booliska Somaliland Oo Haayad Ingiriis Ah Ay Ku Wareejisay Gawaadhi Casri Ah

0

Hargyesa(Slpost)-Taliyaha cidnaka booliska Somaliland Cabdilaahi Fadal iimaan ayaa haayad Ingiriis ah Kala wareegay laba gaadhi oo loogu talo galay ciidamada amaanka.
https://youtu.be/xxMna8AXSFs