Daawo:-Barnaamij Wacyigalin Ah Oo ku Saabsan Qaadka Oo Dalka Ingiriiska Lagu Qabtay

0

Uk(Slpost)-Waxa dalka Ingiriiska lagu qabtay barnaamij wacyigalin ah oo ku saabsan qaadka iyo dhibaatooyinkiisa waxaana la soo bandhigay waxyaabo badan oo uu sababo qaadku.