Somali News Daawo:-Argagaxa Wajiyadooda Ka Muuqda Ragii Loo Haystay Dilkii Wariye HINDIYA By ht - April 9, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppTelegram Muqdishp(Slpost)-Labadan ruux oo ka tirsanaa ururka Al-shbaab ayaa dil lagu fuliyay kadib markii maxkamada la horgeeyay, waxaana wajiyadooda dabooshay cabsi aad u xoog badan.