Daawo:-45 Arday Oo Gabdho ah Oo Deeq Wabarasho Ay Siisay Haayada ZEBRA TRUST

0

Hargeysa(SLpost)-Halkan ka daawo muuqaalka hablo la siiyay deeq waxbarasho oo loogu talo galay in lagu dhiiri galiyo hablahu inay sii wataan waxbarashadooda.