Allah ha u naxariistee waxa Sabtida Maanta Magaalada Hargaysa ku geeriyooday Fanaankii weynaa Cumar Xasan Rooraaye.
Maxuumka oo fanka ku biirey 1965-kii ayaa ka mid ahaa Aas-aasayaashii Kooxdii Horseed. Markii dambe waxa uu ka mid ahaa koox fanaaniin Oo Waaberi ku biiray sannadkii 1974 kii.