Waa Barnaamijย dhawaanย la baahin doono, kuna saabsanย Ururada siyaasadda ee Guulaystay (6 urur) oo weriye Axmed Xasan Cawke Goddoomiye walbaย waydiin doono su’aalo aad u xiiso badan oo ku saabsan Noloshiisa, goorta uu siyaasadda ku biiray, waxbarashadiisii, iyo su’aalo badan oo shakhsi ah.
BAL NALA DAAWO
SOMALILANDPOST.NET
webmaster@somalilandpost.net