FANAANIINTA ugu caansan Soomaaliyeed wakhtigan la joogo, ayaa bandhig-faneed aanay u kala hadhin ku qabanaya Hotel Crown ee magaalada Hargeysa marka ay taariikhdu tahay 2/9/2014.
Fannaaniinta bandhigga ka qayb-qaadanaya waxa ka mid ah Nimco Yaasiin Caraale, Fannaaniinta Walaalaha Sweden iyo Daโyarta Codkooda iyo Fankooduba geyiga Soomaalida ka dhex-hilaacay ee Xiddigaha Geeska, Ikraan Jaamac Ismaaciil, Saxardiid Maxamed Saxardiid iyo qaar kale oo badsan.
HALKAN KA DAAWO