Somali News Boobe Yuusuf Ducaale oo ka sheekeeyey Taariikh-nololeedkii Mujaahid Xasan Guure By ht - May 16, 2020 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppTelegram Hargeysa (SLpost)- Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale, ayaa ka sheekeeyey taariikh-nololeedkii halganka iyo qaabkii ay isku barteen Allah haw naxariistee Marxuum Mujaahid Xasan Guure Jaamac oo maanta lagu aasay magaalada Hargeysa.