Barashada Farsamada Gacantu Waxay Daawo u Tahay Shaqo Laโ€™aanta

0

Hargeysa (SLpost)- Warraysi lala yeeshay Aadan Nuur Shaqale (Aadan Nokia) oo ah muwaadin dugsi lagu barto farsamada gacanta ku leh caasimada Somaliland ee Hargeysa, waxaannu ka waramay waxyaabo badan oo taabanaaya sida shaqo laโ€™aanta lagaga bixi karo iyo waxyaabaha sababa ee uu sida tooska ah ula kulmay.

 

Aadan Nonkia waxa dhawaan la guddoonsiiyey abaalmarin sannadkiiba hal mar la guddoonsiiyo shakhsiyaadka dalka wax u qabtay,ย 00ย urur ka dhisan London ay dadka guddoonsiiyaan;

 

Haddaba, muwaadinkan oo Telefiishanka HCTV u warramay 28, Dec, 2015 warraysigiisa halkan ka daawo:

https://youtu.be/wbIqiPgy1l0