Borama (SLpost) – Dadweynaha magaalada Borama ayaa saaka isugu soo baxay mudaharaad ay ku muujinayaan sida ay uga soo horjeedaan Sicir barar baahsan oo saamayn ku yeeshay qaybaha bulshada kala duwan ee dalka.
Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalkan