AWDAL: Badhasaabka oo ka Hadlay Duufaano ka Dhacay Xeebaha Galbeed, Digniinna u Diray Dadka Deegaanadaas ku Nool

0

 

Hargeysa(SLpost)โ€“ Badhasaabka gobolka Awdal ayaa uga digay dadweynaha degan degmooyinka xeebaha galbeed, dabeylo duufaano wata oo maalintii shalay ka dhacay degaanadaas.

Badhasaabka oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalo madaxda gobolka Awdal ee Boorama ayaa sheegay in uu digniin u dirayo dadweynaha gobolka khaas ahaan kuwa ku nool xeebaha, taas oo ku aadan duufaano dabeylo wata oo shalay ku dhuftay degmooyinka ku teedsan xeebaha, waxaana ka mid ahaa hadaladiisi โ€œwaxaan halkan digniin uga dirayaa dadwaynaha gobolka khaas ahaan kuwa xeebaha oo ayย  xalay ka bilaabmeen dabaylo kuwaasi oo aan khasaare nafeed gaysanin reer xeebedkuna way yaqanaan marka Rujumka badu kaco iyo afooyinka kale ee soo socdaโ€.

Sidoo kale waxa uu masuuliyiinta joogga xeebaha uu faray in ay u digaan dadweynaha, waxaanu yidhi โ€œwaxaan masuuliyiin joogtta xeebaha u sheegaynaa in ay u digaan dadwaynaha oo ay uga digaan

Warka badhasaabka oo Muuqaal ah Halkan Ka Daalaco: