Salaan kadib , Bushoyinka Afsomaliga ku hadla ย markay doonayaan in ayย cid ay ย wax ku diidan yihiin dhaliilaan waa wax iska Caadi ah in ay Raad sadaan Salaanย ama wax ย kale oo ay sii fuulaan si ayย Taageero ugu helaan waxa ay sheegayaan taasย oo ย ย ย ย inta badan sababta ย in ย ay ku xadgudbaan SHarafta iyo Karaamada Cid kale.
Hadii aan u gonad dego Ujeedada aan Maanta Qalinka u qaatay ,Dalkena JSL ย in badan waxaaย dhegahayga ย ku sodhacaysaย ย ASKARI Dalka ma xukumi karo ,ย Askari Dalka laguma ย Aaminikaro ย , ย lkn waa in aynu ย isxasuusinaaย ย ย in ย Cibaadada Alle oo aan si bilaa cabsi ah ugudano ,ย Hurdada Habenkii oo aan si bilaa cabsi ah u seexano , Ganacsigeena oo aan si bilaa Cabsi ah uganacsano , Caruurteena oo waxbarashadaย siย xor ahย oo aan Cabsi yi ku jirin wax u barata , isusocodka Bulshadenaย iyo Adigooย halkaad doonto degi kara ama seexan kara.
Dhammaan inta aan sheegay iyo inkale oo kabadaniba ย waxay ku dhisan yihiin Illaahay Amarkii ASKARIGA Isagoo nolol Raaxo leh ku noolaan karayey , isaga oo Noloshaada oo kale ku nolaan karayey intaas oo dhan intuu iskagatagayย , Waalidiintiisii iskaga tagay , Caruurtiisii iyo Xaaskiisii uu Jeclaa iskaga tagay ย oo kadoor biday in uu Milicda ย ย iyoย Dabaysha Taagnaado ย , kadoor ย biday in uu DHaxanta Habeenkii sojeedo ,ย ka doorbiday in uu Xabada Laabta u dhigto .
Hadaba Akhristaha SHarafta lehawย waxaadย iswaydiisaa Suaalahanย :
- Adigoo ka shidaal qaadanaya Arimhaa aynu kor ku soosheegnay , ย Askariga ย ย ย ma masuuliyad gooniya ayaa Dalka kasaaran ? mise waxaa jira Xoog kale oo ku qasbaya in uuย SHaqadan qabtoย ?
- Ma Askariga yaa jecel in uu shaqadan qabto ?
- Ma Askariga ayaa shaqo kaleDalka ย kawaayey ย ย ย ย ?
- Ma ย Askariga ayaaย SHaqo kale ย ( XIRFAD) aan ย ย aqoon ?
- Hadii Askartuba ย ย SHaqada ย ay Dalka u hayaan diidaanย maxaa inagu dhacayaย ?
Gunta iyo gabagabadii Adigoo dhaliilaya Qof aad mabda,iyan kala aragti duwantihiinย Xuquuq distoriya oo kula mid ahna lehย , mafiicna in aadย Ceeb oga dhigto Beriย buuย Askariย ย ahaan jiray , Adigoo waliba Iskataagaya dhic kale islamarkaana Taxayaย ย qodobo Xumaan ah oo SHaraf dil ku ah Rukun kamid ah rukumada Qarranka JSL ku taagan yahay.
F/G:ย ย Uma hadlayo Qof gaar ah (SHIQSI) ย ย kaliya waxaan tilmaamayย in ย Askariguย Yahay ย Astaanta Nabadgelyada iyo Jiritaanka ย ย uu Qarranku ย leeyahayย , sidaa daraadeed yadoo looga faaiidaynayo cid gaar ah ย aan si khaldan lo isticmaalin.
Allaa mahadleh qore : Axmedysin Cabdullahiย Maxamud Baaryare
Burco Somaliland
Email: baaryare2015@gamil.com