AROOS WACAN
Hooyo Khadra Axmd Qooblow, Sharmaโarke Maxamed Muuse, Naasir Maxamuud Kaariye iyo Xaaskiisa, Cabdiwahaab Maxamuud Kaariye, Qaasim Maxamuud Kaariye iyo Xaaskiisa, Barkhad Maxamuud Kaariye iyo Xaaskiisa, Beddel Maxamuud Kaariye, Nimco Maxamuud Kaariye, odaygeeda iyo carruurtooda, Ilma Cabdicasiis Maxamuud Kaariye.
Dhammaan dadkaasi waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan
Axmed Maxamed Cali
Iyo Ridwaan Maxamuud Kaariye
Oo Xalay Aqalgalkoodu ka dhacay magaalada Hargeysa. Waxaanay leeyihiin noqda lammaanihii Eebbe qoyskooda ka yeelo mid lagu nasto oo lagu negaado, Ubad kheyr Qaban-na kala Siiyo. ย Aamiinโฆโฆ.AamiinโฆโฆโฆโฆAamiin
ย AROOS WACAN
Khadar Iid Kaairye iyo Xaaskiisa, Abokor Iid Kaariye, Amran Iid Kaariye, Odaygeed iyo Carruurteeda, Umalkheyr Iid Kaariye Odaygeed iyo Carruurteeda, Khadra Iid Kaariye iyo Carruurteeda, Faysal Muxumed Cabdi.
Dhammaan Dadkaasi waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan
Axmed Maxamed Cali
Iyo Ridwaan Maxamuud Kaariye
Oo Xalay Aqalgalkoodu ka dhacay magaalada Hargeysa. Waxaanay leeyihiin noqda lammaanihii Eebbe qoyskooda ka yeelo mid lagu nasto oo lagu negaado, Ubad kheyr Qaban-na kala Siiyo. Aamiinโฆโฆ.AamiinโฆโฆโฆโฆAamiin