Aqoonyahan Iftiimiyey Dabinka Somaliland Ku Dhacday Xalka Lagu Furdaamin Karo

0

Hargeisa Today Wararka Maanta Somaliland, Somalia iyo Caalamka, Wararkii maanta, Wararkii u dambeeyey, warkii maanta, War Cusub, Warar Cusub

**** Subscribe, Like, Share and Comment on Our Videos ***
https://www.youtube.com/@HargeisaToday
#shopwithyoutube

Aqoonyahan Soo Bandhigay Xalka Dabinka Somaliland Ku Dhacday ee Maamulka Hawada

Prof Abdisalan Yassin oo ka mid ah Aasaasayaashii SNM iyo Aqoonyahanka miisaanka ku leh Qadiyadda Somaliland, ayaa ku baaqay in la aasaaso hay’addii maamuli lahayd maamulka Hawada JSL iyo Shuruucdii looga baahnaa si fagaareyaasha caalamka loogula garnaqsado Somalia.