Amnesty oo Iran ku Eedeysay Dilka Da’yarta

0

Iiran(SLpost)-Hayโ€™adda xuquuqda baniโ€™aadamka ee Amnesty International ayaa sheegtay in koox dhalinyaro reer Iran ahi ay sugayaan xukun dil ah, iyaga oo galay dambiyo xilli ay daโ€™doodu ka hooseyso 18 sano. Daโ€™yartan ayaa la mariyey xeerar sheegaya in gabdhaha daโ€™doodu tahay ilaa sagaal sano iyo wiilasha ilaa 15 sano xukun dil ah lagu fulin karo.

0E2D19A0-B8FB-4B1E-8A35-EC751FFA7C81_w443_h249

Hayโ€™adda oo soo saartay warbixin ay ku magacowday โ€œWeynow adigoo xukun dil ah sugaya”, ayey hayโ€™addu xukuumadda Tehran ku eedeysay waxa ay ugu yeertay dan-ka-galid-laโ€™aanta laga xishoodo ee xuquuqda caruurta.

Warbixinta ayaa qortay 73 xukun oo daโ€™ yarta sugaya