Isra’iil (SLPOST) Warbixini kasoo baxday hayโada Amnesty International ee xuquuql insaanka ayaa lagu sheegay in sanadkii lasoo dhaafay 2013 ay ciidamada Israโiil dileen dad badan oo reer Falastiin ah.
Warbixintan ayaa lagu sheegay in ciidamada Israโiil ay sanaadkii lasoo dhaafay 2013 dileen Falastiiniyiin ka badan tiradii la dilay sanadadii 2011 iyo 2012 oo la isu geeyey.
ย
Ciidamada Israโiil ayey Amnesty International ku eedaysay inay rasaas la beegsadaan dadka reer Falastiin marka ay banaanbaxyada dhigaan, xataa hadii ay dadkaasi yihiin kuwo si nabad ah ku mudaharaadaya.
ย
Waxaana warbixintan lagu sheegay in dadka la dilay ku jiraan caruur badan oo aan qaan-gaadhin.
Somalilandpost.net
Office/Hargeysa/Somaliland
Somalilandpost@live.com