Hargeysa (SLpost)- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa cambaareeyey Xadhig magaalada Laascaanood loogu Saddex Weriye oo ka hawl-gala xarunta gobolka Sool.
Guddoomiyaha Guddiga Difaaca Suxufiyiinta ee ururka SOLJA Cabdifataax Ismaaciil Mursal oo maanta shir-jaraa’id ku qabtay Hargeysa, ayaa sheegay inay urur ahaan cod dheer ku cambaareynayaan xadhigga loo geystay saddexda Suxufi oo uu sheegay inaan loo marin sifo sharci ah.
Muuqaalka Hoose ka daawo cambaareynta Ururka SOLJA ee Suxufiyiinta la xidhay.