Muwaadin: Wax badan ka Ogow Macluumaad ku saabsan Cashuuraha iyo Cashuur-bixiyaha

0

Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijyo taxane ah oo Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Somaliland bulshada ku gaadhsiinayso Macluumaadka iyo Xogo la xidhiidha Waajibaadka Cashuur-bixiyaha iyo Wax-qabadka Cashuuraha Dowladda.

Barnaamijyada Wacyi-gelinta ahi waxa ay xambaarsan yihiin xogo la xidhiidha Noocyada Cashuuraha iyo Faa’idada wax-qabad ee ay bulshada u leeyihiin.

Muuqaalka Hoose ka daawo Qaybo ka mid ah barnaamijyadan