Somali News TOOS u Daawo Xuska 61-Guurada Maalinta Xorriyadda Somaliland ee 26 June 1960-kii By ht - June 25, 2021 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppTelegram Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Munaasibad caawa madaxtooyada Somaliland loogu qabtay 61-guurada maalinta Xorriyadda Somaliland ee 26 June 1960 oo ahayd habeenkii ay Somaliland xorriyadda ka qaadatay Maxmiyaddii Boqortooyada Ingiriiska.