Hargeysa (SLpost)- Guddiga Doorashooyinka Qaranka, ayaa mar-dhawayd ku dhawaaqay natiijada hordhaca ah ee xildhibaannada ku soo baxay Golaha Deegaanka ee magaalada Hargeysa.
Golaha Deegaanka ee magaalada Hargeysa oo ka kooban 17 Kursi, waxa tirada ugu badan ku guulaystay Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani oo helay 7 Kursi, halka xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye ku guulaystay 6 Kursi. Xisbiga UCID ayaa isaguna helay 4 xildhibaan.
17-ka Xildhibaan ee ku soo baxay Golaha Deegaanka Hargeysa waxa codka ugu badan helay Cabdikariim Axmed Mooge oo haysta in ka badan 26kun oo Cod. Waxa kaalinta labaad ku jira Aadan Jaamac Mideeye oo helay 8992 Cod, halka kaalinta saddexaad uu ku jiro Siciid Jaamac oo helay 7,953 Cod.
Magacyada Xildhibaannada u soo baxay Xisbiga Kulmiye
- Aadan Jaamac Xaddi Mideeyeย โ 8,992 Cod.
- Siciid Jaamac Caliย ย โย ย 7,653 Cod.
- C/raxmaan Maxamuud Caydiid โ 7,259 Cod.
- Jamaal Cismaan Cabdilaahiย โย 6,505 Cod.
- Axmed Yoonis Aadan Juxย โย ย 6,271 Cod.
- Maxamed Cabdi Siikaawi โย 4,422 Cod.
Magacyada Xildhibaannada u soo baxay Xisbiga Waddani
- Cabdikariim Axmed Mooge โ ย 26,299 Cod.
- Yaasiin Cumar Cabdi Ileeye โ ย 5,412 Cod.
- Ismaaciil Muuse Sh. Aadan โ ย 5,353 Cod.
- Faysal Cabdiraxmaan Xirsi โ ย 5,160 Cod.
- Cabdi Maxamed Faarax โ ย 4,561 Cod.
- Mowliid Maxamed Giirre โ ย 4,374 Cod.
- C/raxmaan C/laahi Maxamed โ ย 3,952 Cod.
Magacyada Xildhibaannada u soo baxay Xisbiga Waddani
- Xuseen Ibraahim Askar โ ย 4,338 Cod.
- Siciid Cabdisamad Axmed โ ย 4,194 Cod.
- Cabdikariin Xasan Gabdi Garas โ ย 3,649 Cod.
- Khadar Axmed Cumar โ ย 3,163
Liiska Murashaxiinta u tartamay Goolaha Deegaanka Hargeysa iyo Codadka ay heleen oo dhammaystiran