Hargeysa (SLpost)- Ganacsatada ka xoogsata suuqyada ugu waaweyn magaalada Hargeysa ee Waaheen iyo Gobanimo ayaa gacmo furan ku soo dhaweeyey go’aanka uu maayarka Hargeysa mar labaad isugu soo taagay inuu u tartamo Doorashada Golayaasha Degaanka ee dalka.
Ganacsatadan ayaa maanta warbaahinta la wadaagay dareenkooda ku aaddan inuu Maayarka Hargeysa Cabdiraxmaan Soltelco mar kale isu soo sharraxo doorashada golaha Wakiillada.
Halkan ka daawo Ganacsatada suuqa Waaheen oo maayarka Hargeysa ku taageeray murashaxnimadiisa
Halkan ka daawo Ganacsatada suuqa Gobanimo oo maayarka Hargeysa ku taageeray murashaxnimadiisa
Somalilandpost.net
contact@somalilandpost.net