Minnesota: Abwaan Cabdilaahi Xasan Oo munaasibad laysku Arkay ku soo bandhigay buugga GARASHO oo uu qoray

0

 

Abwaan Cabdilaahi Xasan Oo munaasibad laysku Arkay ku soo bandhigay buugga GARASHO oo abwaanku qoray dhawaan xaflad lagu qabtay gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka.

Muuqaalka Hoose ka daawo Bandhigga Buugga Garasho