“Ciidamada Qaranku gobolka oo dhan bay joogaan” – Taliyaha Ciidanka Qaranka ee gobolka Badhan

0

Badhan (SLpost)- Taliyaha Ciidanka Qaranka ee fadhiisimadoodu yihiin gobolka Badhan, ayaa ka hadlay xaaladda ammaanka ee gobolka iyo arrimo ku saabsan qaar ka tirsan ciidamada oo dhowaan u goostay maamul-goboleedka Puntland.