Hargeysa (SLpost)- Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa si adag uga hadlay Dacwad la sheegay in dowladda Jabuuti hay’adaha Sharciga ee dalka u soo marisayย Axmed Cismaan Geelle Arab oo ah Ganacsade u dhashay Somaliland isla markaana ah Mulkiilaha Shirkadda SBI Somaliland.
HOOS KA DAAWO FAAHFAAHINTA WARKAN IYO HADALLADA XILDHIBAANNADA