Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa soo dhaweysay isla markaana aqbashay codsi uga yimi Shirkadda DP World ee Gacanta ku haysa Maamulka Dekedda Magaalada Berbera.
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Wershadaha iyoย Dalxiiska ee Somaliland Mdย Maxamuud Xasan Sacad Saajin oo maanta xafiiskiisa kula hadlay warbaahinta, ayaa sheegay in xukuumadda Somaliland oggolaatay codsi shirkaddu ugu soo gudbisay inay ganacsatada dalka ku kordhiso tacriifadda iyo kharashka lagaga qaado badeecadaha uga soo dega Dekedda magaalada Berbera.
FAAHFAAHINTA WARKAN KAGA BOGO MUUQAALKAN HOOSE
https://www.youtube.com/watch?v=lEX4ptqS46g