Bebera (SLpost)- Qaar ka mid ah dadweynaha ku dhaqan magaalo xeebeeda Berbera ayaa maanta isugu soo baxay Mudaharaado waa wayn oo ay kaga soo hor jeedaan Wasiirka wasaarada Hawlaha Guud ee Somaliland.
Home Somali News Bannaanbaxyo lagaga soo horjeedo Wasiirka Hawlaha Guud oo ka dhacay Magaalada Berbera